This content is locked

Login To Unlock The Content!

Safiirka Gabadhiisa Part.3

In this video

Seferin Kizi will be directed by Emre Kabakuşak. Most recently, Emre Kabakakak is a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.

.Ayse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.

Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love, but soon after the separation, something happens..

(Visited 54991 times, 39 visits today)

You Might Be Interested In

Comment (59)

  1. Atariishadan Nehan ama Nare gacan ayaan u taagay jiliinka say u taqaano kaalay iska arag boqorada jiliinka ayay qaadi doontaa sanadkan insha allah

  2. Fanproj zemheri noo fasira wiil yar meesha aad nogu soo deysen zemheri baa fiicneyd bolum 1 bu maraya zemheri macaan waaye

  3. Bahda fanproj play musalsalkan waxan sugaynay malinka jimcaha lkn idinka manta xita maba noso gilinosiin maxa idnku dhacay yaqeey

  4. fanproj mosalsalka cusub zemher noo soo turjun.Mosalsalka wiilka yar saa marax blease anta daawaday jaa mosalsalkii turki ugu maraxsanaa .Nagadaa blease.

  5. waligiinaba cod kayaga ku shaqaysiin hada nahay shacabkiina anago idinka coddanayna inaa noso daysaan musalsalka cusub ee zemheri wa cidsi dadko dhan kawada socda marka no tix galiya sa kuwan iyo kuwo horeba naogu sharafteen anaga agtayada shar aya idiin taalo waxa rajayna ina jawab nasiin doontaan wa mahadsantihiin

  6. Waaaw musalsalka zemheri durba dadbaaba ila daawado aso afturki ah aan halkan ugu jeedo codsiyadoda fanproj bal macaamishina codsiyooda u tixgaliya 1000 jeer ayuu mac yahay musalsalkaas cusub ee zemheri ama ayaz & firuza

  7. Musalsalada turkiga kuli fanproj noo codeyneyso maxay la mac yihiin xiiso aan dhamaaneyn ayan u qabaa love turki musalsal

  8. Labada aan ugu jeclahay maad iso deysaa wekandhiga la aantiis manasan hadaanan daawan jacel indho malahan iyo safiirka gabadhiisa

  9. fanproj musalsalda wad isku qasten wa in aad waqti u kala yeeshan wayo kuwa cusub maxaba so turjuntan kuwi hore anba idinka lanahee

  10. Fanproj wax rabna filmakii safiirka gabadhiisa maxa ku dhacay waan sugaynaye iyo filmka wiilka yar labadaba noosoo daaya please

  11. Fanproj la’aantiin abaar waaye jadwalka aad ku socotan aanba idin ku jeclahay musalsalka Wiil Yar maalinta isniinta ka dhiga jadwalkiisa

  12. Ax ya jacayl runti wan ilmeynaya waxa fcn 2 qof is jecel in ay is aminan waxa iso martay qiso jacayl mida ugu xanunka badan waxan kaso tagay qofki dunida an ugu jecla asago ee ilmeynaya September tarikh 2 /2018

  13. FANPROJ MOSALSALKA WAXAA MACEYNAAYO SAA U FASIRTEEN CODAD QURUXBADANNA WAA KEENTEEN QAASATAN WIILKA AMIIR U FASIRAYAY Kara Sevda OOHADANA UTURJUMAYA KIDHIIS .CAADI MAAHAN WIILKA CODKIISA IYO HADALADA SEE UGU DIYAARSAN YIHIIN.

  14. ilaahaa idinku dhaarshee xalqda 4aad ilaa isniinta maan sugynaa ala noola soo dhaqsada plzzzz xiiso waali ngu hysaaye

  15. Fanproj shaqadad haysan dhibkeeda waxaa dareemi kara idinka oo kaliya oo madareemi karo qof daawade ah oo cod quruxbadan dhagaysanaya.

    Adinku nagama maarantaan annaguna idinkama maarano,waxa kaliya oo aan kuwada joogi karnaana isku dulqaad xageena iyo idinkoo baahiyaheena haqab tira,filimaanta halkan lagasodayo waayahn waxay wada noqdeen turky,waana wax aymudteen in filimantoda saa loojeclado,saasoo ay tahyna waxad moda in filimantii oo dhan jacayl kaliya kadhigteen,waxaa jira filiman turky ah oo jacayl iyo action isku jira,qaar wadaniyad kahadlaya iyo qaar kaloo badan.
    Hadan hadalka sokobo waxan fanproj idin leyahy dadka hala iskuwado.

    Codsi
    Waxaa jira filim cusub turky gil gilay oo hadda turky qaybtisi kowaad lagadawady oo jacyl iyo action iskugu jira waxaana ladhahaa RAMO filimkas isha kuhaya oo soofiriya waa Hit

  16. (RAMO)jacayl iyo action
    The series will focus on the conflict between the two families and a great love that will flourish between this struggle.

  17. WAw qofkan commentigiisa u dambeeyo maskaxdeyda miyuu ku jiraa Fanproj waa run Ramo noo soo fasira caadi ma ahan 6 maalmood kahor ayuu ka bilawday caalamka waxaa la yaab leh 6 maalmood gudahooda 5 million views ayaa ku daawaday qeybtiisa 1aad waxaana atooraha ka ah atooraha aan wada aqaano musalsalkii caasi atooraha ka ahaa ee Amiir

  18. Asxabey waxba ha is daalinina fanproJ commentiyada way delete gareysaa ramo iyo zemheri dadkii commentiga kasoo codsadeen commentiyadina badanaa way tirtirtay fanproj hahahahahahahahahahahahahaha

  19. Reer Fanproj KURULUŞ OSMAN Qeybtiisa 6aad nooma eeydan soo deeynin Waxaa nagu soo Celiseen Qeybta 1waad ee Fadlan dib u fiiriya ee naga soo saxa plz. Mahadsanidiin

  20. MAsha allah Fanoroj thanks hada waad saxdeen HD macaan waaye mar walba saan lee nooga dhiga HD ama Fasiix saan caalamka ula socono

Comments are closed.