This content is locked

Login To Unlock The Content!

Safiirka Gabadhiisa Part. 2

In this video

which will tell an epic story in the Aegean, began on Friday, October 25 in Muğla.
Seferin Kizi will be directed by Emre Kabakuşak. Most recently, Emre Kabakakak is a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.

Star TV 2019-2020 new season will be published for the ambitious series Sefirin Kızı .Ayse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.

Sefirin Kızı series will be shot in Muğla region and a solid love story of two young people named Sancar and Nare will be told. Engin Akyürek and Neslihan Atagül will play the leading roles in the series.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love, but soon after the separation, something happens..

(Visited 30756 times, 1425 visits today)

You Might Be Interested In

Comment (48)

  1. Fanproj meel aan eheyn wax kama daawan karo wllhi caalamka ayay la jaan qaadana codad macaan iyo qalab casri ah cid ku gaarto maleh viva Fanproj❤️❤️❤️❤️

  2. FILINKAAN SHALAY DAAWADAY .ASAL 24 KUQOR GOOGELKA KADIB HALKAAS KADAAWADA .Fanproj asal 24 oo kasko qaataa hada kadib asal 24 ku hormara . halmaalin ama labo maalin oo ka horeeyaa .

  3. Qofkan meeshan asal 24 ku soo qoraayo haku wasaan kuwaas musalsalkii dhan bay bahdileen codad marax iyo waxay ku darsadeen dhago bujis meel aan Fanproj eheyn anaga waxba kama daawano Fanproj jira oo jooga love baan idin ku dhahay

  4. Fanproj wax lasiisto malahan aad baan u jeclahay codeyntooda waa halka studio dunida la socdo macaan macaan way dhaaftay turjumadooda

  5. Musalsalada turkishka qalbiyadeyna ayay dageen waa musalsalo sii caalami ah loo jecel yahay waaye

  6. Ar Soomalida qaar been badanaa kulahaa qeybtii 6aad ayaa maraya musalsalkan asaga dhanba part 3 buu maraaya afturkiga bal intuu ka keensaday 3da qeyb kale hahahahahahahahahaha

  7. Gabadha Safiirka ayaa fiicneyd inaad u bixisaan ileen Sefirin Kizi micnaheedu waxaa waaye Gabadha Safiirka ee ma ahan Safiirka Gabadhiisa

  8. Second walpa wan firinayaa inaad soo dhigteen io inkale

    Fadlan nosoo daaya _____________ please and please

  9. Gabadha Safiirka (Safiirka Gabadhiisa) iyo Jaceyl Indho Maleh iyo Ubax iyo kuruluş Osman baan ugu jeclahay musalsalada webabka fanproj group ka socdaa

  10. Saqiirka gabadhiisa inte kafiisada googlaha ayaan kuqoray asal 24 mana soo baxaayo asxaabey iso sheeg si aan udaawado aad ayaan ujeclahay

  11. sual walalayal yaa ishegikara jadwalka filmkan ama malin ka lasodayo sida ubax oo kale jimce kasta waaye jadwalkisu filmkan jadwalkisa igu caawiya plz hada ayab

  12. Can&sanem musalsalkoda nosoodaaya wa turkish erkence kus ila soo arka waad kaso helaysaan
    Nosoo turjuma plz

  13. Saa usugayey waa nogay ar qaybta saddexad mad so daydan yaa fanproj minan idin jug dhabo mad rabtan

LEAVE YOUR COMMENT

Your email address will not be published.