This content is locked

Login To Unlock The Content!

Safiirka Gabadhiisa Part. 1

In this video

Filming of Sefirin Kızı series, which will tell an epic story in the Aegean, began on Friday, October 25 in Muğla.
Seferin Kizi will be directed by Emre Kabakuşak. Most recently, Emre Kabakakak is a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.

Star TV 2019-2020 new season will be published for the ambitious series Sefirin Kızı .Ayse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.

Sefirin Kızı series will be shot in Muğla region and a solid love story of two young people named Sancar and Nare will be told. Engin Akyürek and Neslihan Atagül will play the leading roles in the series.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love, but soon after the separation, something happens..

(Visited 79265 times, 141 visits today)

You Might Be Interested In

Comment (76)

  1. Yac maxaad naagtan noogu dhiibteen codeynta Nihan ama Nare kuma nuureyso Jaceyl Indho Maleh aan usoo nacay kan ma iga daba keenteen shit aaway Maryan Cali iyadoo ku mac kusoo baxeyso markay u hadleyso waxaaba loo maleeya Nihan ama Nare oo afsoomaali ku hadleyso

  2. War somalidu af dheera war waxa laso turjumo isga daa ee isga daawø uun codga hooyota lama lee daawø haday dantu ku tiri

  3. Wwwww sefirin kizim inpa cdi mahn wku hyztaa muzzlkn nola zooo dhqzada hda turki ahan 3 ayuu maryah

  4. Sefirin Kizi Waa Musalsal Xul ah, Labo Qof oo aan Caadi eheyn ayaa wato Filmkan,
    Omar iyo Nihan
    Caawa Wa habenkii koobaad ee 2020
    Sannadkii noo hagaagee noqo loo hanwey yahay.

  5. Fanproj macaamiisha dhan waxay rabaan in Musalsalka Deg deg loo sii daayo kusoo dhaqsada

  6. Maryan ali baan dooneyna aktarada nehan inay u fasirto iyada mac sokor lagu daray ku ah codeynta aktaradaan nehan

  7. War arta riishada hanaga caynin codka nehal way kuso baxaysaa waliba ayada logu tala galay keep going my lovely actress lpng life Mahadsanidiin Bahda Fanproj

  8. Gabadhaan codkeeda nihal way isku soo baxaayaan jaceyl indho maleh ayay isoo jiitay Thanks Horey u soco abaayo

  9. Pls reer fanproj actor ka iyo atariishada Cabdifitaax iyo zuhuur noogu dhiiba waa haddii taagerayaasha codsigooda loo tixgalinaayo

  10. plzzzzzzzzzzz musalslka full ksoo dhiga waan dhararaynaaye plzzzzz safiirka gbdhiida plzzzzzzzz full greeya

  11. Hal cinwaan uun baa la wadaag dadkoo oo idinl weligey koman kama soo bixin ee fadlan maryan ali kuso celiya nihan codkeda plz plz plz

  12. Wooow fanproj cadimaha wlhi flmka wa arky dibada ku hayay markan hallah ku arky wa ku farax thank u walhi guys horta u socda wa naga farhisan hadanahay dadka ni igu xrn shgrn wllyalwalhi no sidah ah plz

  13. Omer taagero weyn uyahy filmki qarash iyo qiumo jaceyl bartiisa dhigey kana kama shaki qapo ee gorma lasoo galinayaa

  14. Mhad sanidin kun iyo kow jeer mhad sanidiin fanproj nosoo bobsiya kurulus osman iyo kara sevda

  15. fanproj wan idin jelahay dhamantina walalyal cod macan oo kala duwan aa nogu turjunten mahad sanidin lkn ani waxan jeclahay musalsalka farixa iyo amiir noso turhuma wa codsi

  16. fanproj wan idin jeclahay dhamantina walalayal cod macan oo kala duwan aa nogu turjunten mahad sanidin lkn ani waxan jeclahay musalsalka farixa iyo amiir noso turhuma wa codsi midkasto wan ka dawada fanproj 5 sano an wahel ka dhiktay san udawanayay cidlaba ma daremo

  17. Waxman uu malayan ineytahay Wallace marks uu gu dulqadta quote dhaheeyso vodka was nacay walahi aniga aad Waxman uu jeclahay quota uu firsirto riyan

  18. Codka nihan weey kusoo baxaa gabadha codeeyneeysay. Mana xuma pls saan ku daaya. Anigaba markii loo dhibaaye qeeybtii hore ee jacey indho maleh codeynta nihaan waan laqabsan waye laakin maalma kadib mac ayeey ku, noqotay waana ku heesanaa . Mahadsanid fanproj.com cimri dheer iyo caafimaad allaha niisiiyo

  19. Wlee manta wuu iga ooysiiyay masalkaan inama caadi aha please please noo dhameeya filkn oo ha hagu jarin isaagoo dhexda maraay ha ka taganin please ❤❤❤❤❤❤❤❤

  20. Nare ama Nihan jiliin ayaa ku dhamaaday way iga oohisay qeybta kale aanba sugi la’ahay Thanks Fanproj

  21. Wllk bisha waxeey marasaa 5/janu/2020 aawaye kuwiikale safiirka gabadhiisa please soo daaye

  22. Anakoon Necbayn Bahda Fanproj Ixtiraam Badana u Hayna Waxaa Ila Wanaagsan Inaad Taageerayaashiina Tixgalisaan.

    Codeynta Atirashada Waa Caadi Wayna Isku Soo Baxayaan Balse Atooraha Iyo Codeyntiisa Iskuma Soo Baxayaaan Fadlan Atooraha Shaqsiga Codeynaya Hala Badalo Iskuma Nuurayaan.

    Tixgalinta Taageeraayaasha Inaad Qiimaysan Way Wanaagsantahey Hadii Aan Dhahney Atooraha Iyo Qofka Codeynaya Iskuma Soo Baxayaan Ma Aha Inay Xumaan Naga Tahey Ee Naga Badala Fadlan.

  23. Bahda Fanproj idin jecliyaa Cumar ama sanjar Cabdifataax Alfaghi say isku soo baxaayan kaalay iska arag waaba la Isku tala galay asaga lee hanoo codeeyo atooraha Thanks in badan

  24. aaway qeybtii 2 Aad aan idinka sugeynay mise 10 kiii bari aaa hal Qeybta ahh bishiina 2 Qeyb iskadheh

  25. fanproj waad dadaasheen laakiin intaan ka hormariya turjumadiina. cause waxkasta sida ay usheegayaan luuqadoda uguma shegosin afsomali ahaan. sida 2:07:44 cml. thanks

  26. Fanproj plz xalqada 2aad inoo soo dayaa teda kalana gabadhan codkeda naga badala Jaceyl indho malaha aya ku nacnay ee fadlan Maryan Cali Shimbireey noogu badala wa hadad codsiga dawadayaasha tixgilineysan adinkoo mahadsan.

  27. Niyow Waad la ragten qebtii labad ee la so dhakhsada idin ko rali ah bahda Fanproj please hurry up

  28. Asc dhamaan asxaabta fanproj waan salaamayaa
    Waxaan idinka codsanataa musalsalka yemeni inaad noosoo daysaan

Comments are closed.